Home » Bollywood » Salman Khan oo Helay Gabadhii oo Atariishad ugu dhigan lahaa filimkiisa Dabangg3

Salman Khan oo Helay Gabadhii oo Atariishad ugu dhigan lahaa filimkiisa Dabangg3
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 22-07-16 9:28 AM

Salman Khan ayaa la filayaa in oo keeno filimka Xiisaha badan ee Dabangg qeybtiisa 3 aad  in badan kadib Kooxda filimkaani warar laga helaayo ayaa sheegayaan in Parineeti Chopra Noqon doono Gabadha Hogaamin karto filimkaani .

Saxaafada Dalka Hindi ayaa isla markii marka ee maqleyn warar ku sabsan in Parineeti la  jili doonto Salman Khan Dabangg 3 ayaa la xiriiray Parineeti Quruxleyda ayaa ku jawaabtay  Aniga xitaa waan arkay Warkaan waana ku farax sanahay in Salman Khan Shaashada la soo Istaago .

Salman Ayaa Radinayay gabar yr oo Atariishad ugu dhigto Filimka Dabangg qeybtiisa 3aad Waxaana Nasiib u yeelatay Gabadha lagu magacaabo Parineeti Balse warkaan ayaa aheeyn mid Xaqiiq ah waxaaba sugnaa wixii warar dheraad ah ee laga soo saaro .