Home » Arimaha Bulshada » Sedexdaan Arin Ayaa Sababa U Noqdo In Haweeneydu Qiyaanto Ninkeeda Xattaa Hadii Aay Xad Dhaaf U Jeceshahay..

Sedexdaan Arin Ayaa Sababa U Noqdo In Haweeneydu Qiyaanto Ninkeeda Xattaa Hadii Aay Xad Dhaaf U Jeceshahay..
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 29-07-16 7:43 AM

Ragga badan ayaa ka sheegta qiyaano qoyseed oo kaga timaada lamaantooda hadaba Somalistars ayaa warbixintaan ku soo koobeysa sedexda arin ee ugu horeeya ee arintaan sababa.

1- In haweeneyda ay ninkeeda ku qiyaanto sababo maaliyadeed , qiyaanada noocaan ah mararka qaar waa dhif ogoow Somalistars.com guud ahaan ma taageersana khiyaano qoyskeeda .

2- In Ninka dayaco xaaskiisa , dhowr nooc ayay noqon kartaa tusaale in haweeneyda dareento in ninkeeda uusan jecleyn , iyo in ninka ay badan tahay bah dilidiisa iyo cayda xaaska uu u geysanayo.

3- Midda ugu dambeysa waxa ay tahay in ninka uu ka gaabiyo waajibaadka qolka oo uu si badel ku yimaado hab gudashadii ciyaarta iyo dhar jintii lamaanta tanina waa halis .