Home » Hollywood » SEXY PICTURE: Kim Kardashian Oo Laga Qaaday Sawirka Ugu Soo Jiidashada Badan Adduunka Isbuucaan

SEXY PICTURE: Kim Kardashian Oo Laga Qaaday Sawirka Ugu Soo Jiidashada Badan Adduunka Isbuucaan
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 20-07-16 12:39 PM

Gabadha modelka ku caanka ah ee reer America Kim Kardashian ayaa sawir maadeysi leh laga soo qaaday xilli ay joogtay xaflad lebiska modelka ah lagu soo bandhigayey oo ka dhacday  goobta Hamptons ee magaalada New York.

35 sanno jirtaan ayaa iska soo ilowday rajameetadeedii iyo nigiskaba markii ay imaaneysay xafladdaan waxayna kusoo lebisatay funaanad ku dhigan iyo iskaalsho jeenis ah, laakiin shaqsi kasta ayaa arki karay in aysan Kardashian xirneyn rajameeto.

Sawiradaan hoose ayaana si aad ah loogu wadaagay baraha bulshada, iyadoo lebiska Kardashian uu markale muran dhaliyey. Gabadhaan caanka ah ayaana ka mid ah gabdhaha reer America loogu jecel yahay marka ay timaado modelka uguna caansan.nintchdbpict000252722216-e1468769646707 Kim Kardashian shows off her ample assets in a tight long sleeve dress as she attends Revolve's Summer Splash Party Celebrity Social Network Photos! nintchdbpict000252719014-e1468769747289 nintchdbpict000252719006-e1468769818754 nintchdbpict000252719010-e1468769845484 nintchdbpict000252719007-e1468769885331 nintchdbpict000252727637-e1468769933193 Kim Kardashian leaving the OUE Skyspace Event