Home » Arimaha Bulshada » SEXY PICTURE: Xaaska Musharax Donlad Trump Oo Sawiro Qaaban Laga Soo Bandhigay (Warbixin)

SEXY PICTURE: Xaaska Musharax Donlad Trump Oo Sawiro Qaaban Laga Soo Bandhigay (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 28-08-16 12:57 AM

Wargeyska New York Post, ayaa Bilowgii bishaan  baahiyay Sawiro qaawan oo ay leedahay Xaaska musharaxa xisbiga Jamhuuriga ninka lagu magacaabo Donald Trump.

Wargeyska ayaa xusay in sawiradaan la qaaday 3 sano kahor, waxeyna markaas Melania Trump ahayd Gabar  Modelist ah , waxaana lagu daabacay majalad u gaar ah ragga doobka ah

Melania Trump, ayaa sawiradan iska qaaday iyadoo qaawan oo aan waxba wadan, waxaana la arki karaa dhamaan xubnaha jirkeeda, marka laga reebo xubinteeda taranka Hoose oo ay ku qarisay gacmaheeda.

Baahinta sawiradaan ayaa lagu soo beegay xili uu Donald Trump tartan ugu jiro inuu noqdo madaxweynaha soo socda ee Mareeykanka, waxeeyna tan ku noqoneysaa fadeexad kale oo weyn, iyadoo horayba ay u haysteen caqabado kaga imaanayay Muslimiinta iyo madowga ku nool Mareeykanka.

melania_-_copie_6

melania_1a

melania_-_copie_13

melania_-_copie_3_130890684-1