Home » Bollywood » Shahid Kapoor iyo Deepika Padukone oo nin iyo xaaskiisa isku noqon doono

Shahid Kapoor iyo Deepika Padukone oo nin iyo xaaskiisa isku noqon doono
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 21-07-16 7:35 AM

Director Sanjay Leela Bhansali ayaa la filayaa in oo kulansiiyo Labada Aktar ee Shahid Kapoor iyo Deepika Padukone Director kaan ayaa labadaan aktar u dhiibo doono filimka Padmavati filimkan oo ee ku matali donaan Nin iyo Xaaskiisa .

Deepika Padukone ayaa ka gaabsatay in ee ka hadasho Xanta ku fideyso Bollywoodka Quruxleydaan ayaa lagu tiriyaa 10 Atariisho ee Awooda Xoogan leh Shaashahada Bollywoodka Hadii ee filimkaan la keento Shahid Kapoor waa hubaal in oo filimkaas noqon doono mid Top ah .

Shahid Kapoor ayaa haatan soo gab gabeyay filimka filimka oo la sameynaayo Alia Bhatt iyo Jacelkiisa Horay ee Kareena Kapoor Udta Punjab .

Waxii war ah ee ku soo kordha dib ayaan idinku soo sheegi donaa.