Home » Bollywood » Shahrukh Khan iyo Deepika Padukone oo Mar Kale Jacel ku sameyn Doono Shaashadaha Waa Weyn Filim Nucee ayaa isla soo wadaan.

Shahrukh Khan iyo Deepika Padukone oo Mar Kale Jacel ku sameyn Doono Shaashadaha Waa Weyn Filim Nucee ayaa isla soo wadaan.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 3-08-16 8:59 AM

Kadib Filimada Om Shanti Om Chennai Express iyo Hapyy New Year Mar Kale ayee wada Kulmi Donaan Labada Aktar ee Shahrukh Khan iyo Deepika Padukone Labadaani ayaa ah dad aad logu jecel yahay In ee ka soo wada Muuqdaan Shaashadaha Waa Weyn .

Deepika Padukone ayaa kamid ah Gabdhaha Ugu Heysto Haatan Bollywoodka Waxaana la Filayaa in ee filimka oo Directorka ka yahay Ninka Lagu Magacaabo Anand L. Rani La Keento Murqo Weynaha Rer Bollywoodka Shahrukh Khan .

Hordhac Laga Helaayo Filimkaani ayaa lagu sheegay in oo Noqon Doono Mid Jacel ah Balse lama Shaacin Magaca Filimkaani iyo In Aktaro kale ka qeyb qaadan donaan .

Quruxleyda Deepika Padukone ayaa haatan ku Mashquul San soo saarida filimkeeda rer Hollywoodka aah ee xXx oo Hogaamiyaha ka yahay Murqo weynaha Rer Hollywood Van Diesel Waxaaba Sugna wixii Warar ah ee laga soo saaro filimkaani .