Home » Arimaha Bulshada » Shirkadda Apple oo Tilaabsatay Iphone 7 oo aan kaga bahneyn Jaarjar

Shirkadda Apple oo Tilaabsatay Iphone 7 oo aan kaga bahneyn Jaarjar
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 26-08-16 9:00 AM

Marba marka ka xigta  dunida waxa ee sii gareysaa hormar kale duwan  Shirkadda Apple ayaa ah shirkad hormar  gaartay waxaana ee shirkadaani soo saartay aqabyo ee kamid yihiin  Iphone MacBook iyo Apple Watch Sanadkii horay Apple waxaa ee soo saartay Iphone 6 kaasi oo ah mid haatan dunida dhan laga wada isticmaalo Aqabyada ee shirkaddaani soo saarto ayaa ah mid ka tayo fican kana qiimo badan aqabyada ee Shirkadaha kale soo saraan .

Dhawaan waxaa la sugayaa Iphone 7 kaasi oo ah mid aan Jaarjar kaga bahneyn Waxaana Ku xiran Solar ma ahan kali Iphone 7 qorshahaani ayaa ah suurto gay noqday batariga Iphone7 waxa oo ku celinayaa hal malin adiga oo si doonto u isticmalaayo waxaana ku jarjareysan kartaa Qoraxda.