Home » Bollywood » Sida laga filayay iyo sida oo noqday Filimka À Flying Jatt Tiger oo Aad u niyad jabsan

Sida laga filayay iyo sida oo noqday Filimka À Flying Jatt Tiger oo Aad u niyad jabsan
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 2-09-16 8:12 AM

Sida laga filanaayay moosan noqon filimka oo hogaaminaayo Aktarka Tiger Shroff ee À Flying Jatt ayaa noqday Filim guul daro ku bilaawday .

Filimaan ayaa soo baxay jimcihii horay Waxaana Manta jirsaday hal Isbuuc Waxaana oo noqday Filimkii ugu xumaa ee hal Isbuuc wax badan soo xareyn.

Tiger Shroff Waxa oo filimkaani ku bixiyay Juhdi Waxaana laga filayay in oo noqdo top inkastoo xidigaan yahay xidig aan sidaan ugu dhax jirin bollywoodka ayaa Waxaa oo leyahay taageero Aad u badan asiga oo ku soo jiitay cayaarta qoob ka cayaarta .

Filimka À Flying Jatt sida oo ku socdo Waxaa oo ku noqon doono mid flop Waxaana ka fiicnaan doono labadii Heropanti iyo Baaghi Waxaaba sugnaa sida oo noqon doono maalmaha nagu soo food leh..