Home » Maxaa Cusub » Sidee ayey isku arki doonaan Lagdan yahanada WWE ga ciyaarta xiisaha badan ee SummerSlam

Sidee ayey isku arki doonaan Lagdan yahanada WWE ga ciyaarta xiisaha badan ee SummerSlam
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 9-08-16 4:18 PM

SummerSlamka oo lagu wado inuu dhaco 21 ka bisha August waxaase soo baxayo warar badan oo sheegayo qaababka ay isugu dhici doonaan Lagdan yahanada WWE.

Kulanka ugu culus waxa uu dhex mari doonaa Lagdan yahanka lagu naaneeso The Viper iyo ninka xooga weyn ee Brock Lesnar, dhanka kale Dean Ambrose oo ah WWE Champion waxa uu wajihi doonaa Dolph Ziggler.

Shaxda is araga oo dhameystiran halkan hoose ka aqriso.

Randy Orton vs. Brock Lesnar

WWE Champion Dean Ambrose vs. Dolph Ziggler

Finn Balor vs. Seth Rollins to crown the first Universal Champion

WWE Women’s Champion Sasha Banks vs. Charlotte

AJ Styles vs. John Cena

WWE Tag Team Champions The New Day vs. Gallows & Anderson

Intercontinental Champion The Miz vs. Apollo Crews

United States Champion Rusev vs. Roman Reigns

Enzo Amore & Big Cass vs. Kevin Owens & Chris Jericho