Home » Arimaha Bulshada » Sidee Baan iskaga soo saara Hadii oo Malaay Laftiisa igu istaagdo

Sidee Baan iskaga soo saara Hadii oo Malaay Laftiisa igu istaagdo
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 15-08-16 6:39 AM

Dadka ayaa marnaba  iska dhaafi karin cunista Malaayga kaasi oo in badan halis u ah Naftaada Malaayga ayaa u kale baxo dhowr Nuuc waxaana oo nuuc kasta wataa Laf si kale u sameesay Malaayga ayaa wato Lafo yar yar aadna arki karin markaad cunto kadib waxaa dareemeysaa in dhuuntada wax istaagsan yihiin Hadaba sidee ayaa iskaga soo saari kartaa Waxaana Somalistars.net idin soo diyaarisay sida Fudud aad iskaga saari karto.

Haddii dhuunta laf mallaay kuu gasho sidee baad ku soo bixin kartaa?

Marmar waxaa laga yaabaa lafta inay ku soo bixi wayso qofac ama xamxam waxaad samaynaysaa sidan marka hore waxaad keenaysaa miraha saytuunka waxaad ku ridaysaa digsiga kaddib dabka ayaad saaraysaa markaad biyo ku darto marka waxaad cabbaysaa isagoo kulul waxyar kaddib haddii Alle idmo lafta way ka baxaysaa dhuunta.

Haddii aadan rumaysnayn lafaha kalluunka keen marka ku dhexrid biyaha saytuunka karkarsan, fiiro gaar : saytuun waxaa laga wadaa midka miraha yaryar ee ma aha midka ay soomaalida u taqaano saytuun waa sawirka ka muuqda halkan.