Home » Bollywood » Snapchat Dadka Magac ku leh Bulshada iyo Sawirada Ugu Qurxan Isbuucaan

Snapchat Dadka Magac ku leh Bulshada iyo Sawirada Ugu Qurxan Isbuucaan
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 30-07-16 9:02 AM

Sawirada ugu shidnaa Barta Snapchat ka ee Isbucaan Mar Walba waxaan ku soo qadanaa Sawirada Ugu Shidan ee Dadka Magac ku leh aduunka ee Snapchatka soo dhigo sawirada Xulka ah Manta waxaan soo Aruurinay Qaar Kamid ah Xidiga Bollywoodka Hollywoodka iyo Fanaaniinta Soomaliyeed Sawirada ee soo Dhigeyn Snapchatka .

Hamda Queen

Sonakshi Sinh

Selena Gomez

Asma Love Hamda Queen

Jacqueline Fernandez Akshay Kumar

Sonam Kapoor Jacqueline Fernandez

Kingbach

Justin Bieber