Home » Bollywood » Sonakshi Sinh oo ka hadashay Filimkeeda xiisaha Goonida leh Akira .

Sonakshi Sinh oo ka hadashay Filimkeeda xiisaha Goonida leh Akira .
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-07-16 8:44 AM

Quruxleyda oo Dhalay Aktarka Caanka ah ee  Shatrughan Sinh Sonakshi Sinh ayaa haatan ku howlan filimka ee silaca iyo dhibka ku jileyso ee Akira Sona ayaa filimkaan ku jileyso Gabar maskiin misna Gadaal ka noqoneyso qof u dul qaadan wayay wax yaabaha lagu samey naayo   Kadib waxa ee noqoneysaa gabar geesiyad ah oo raga iska celineyso .

Filimka Akira Sheeko ahaan waxaa laga soo min guuriyay filimka Tamil ka ah ee  Mouna Guru kaasi oo soo baxay sanadkii 2011 Sona waxaa filimkaan loogu yeerayaa Akira Iyada ayaa filimkaan ka ah Atariisho iyo Atoore .

31 Jirtaan oo mar ka hadleyso filimkaan ayaa Tiri, ”Run Ahaantii filimkaan waxaan giliyay Juhdi ugu dambeyntii waan soo gab gabeyay Waxaan jeclahay in oo Noqdo Filim soo jiito indhaha Bulshada daawaneyso .

Filimkan Akira waxaa si rasmi ah loo daawan  donaa 2 September 2016

Daawo Xayeysiinta filimka