Home » Bollywood » Su’aal La Weydiyay Kareena Kapoor oo si La Yaab leh ugu Jawaabtay

Su’aal La Weydiyay Kareena Kapoor oo si La Yaab leh ugu Jawaabtay
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 26-08-16 9:11 AM

Quruxleyda haatan  u dhaw in ee noqoto hooyo Kareena Kapoor ayaa ka hadashay aktarka ee ka heshay timahiisa Su ‘aashaani la weydiyay Kareena ayaa eheyn mid iyada bis la weydiyo waxaana in badan su’aalo nucaan ah la weydiyaa Atariishoyinka Xaasaska ah .

Kareena ayaa qosol la dhacday markii la weydiyay aktarka ugu timaha qurxan Bollywoodka ee iyada ka heshay  Quruxleydaan ayaa ku Jawaabtay Shahrukh Khan Warbaahinada ayaa filanayay in ee oron doonto Ninkeyda ee haatan uurka u leydahay Saif Ali Khan.

Kareena Kapoor iyo Shahrukh Khan ayaa isla keenay filimo xiiso leh waxaana labadaani filimadoodi noqdeyn kuwa guul gaaray.