Home » Bollywood » Sultan iyo Great Grand Masti yaa noqon doono Filimka Sanadka Warbixin Box-office Saakay

Sultan iyo Great Grand Masti yaa noqon doono Filimka Sanadka Warbixin Box-office Saakay
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 20-07-16 9:08 AM

Filimka Great Grand Masti ee Hogaaminayaan Xidigaha  Vivek Oberoi, Ritesh Deshmukh, Aftab Shivdasani iyo Urvashi Rautela  ayaa laga dareymaa in oo noqdon doono mid Flop ah filimkaan ayaa maalinta Shanaad oo saaran yahay Tiyaatarada soo xareeyay 20 Crore .

 

Inkaarkan xun ee heysato filimka Shactarada badan ayaa la fahmi la yahay halka ee ugu timid waxaana oo filimkaan lamid noqday filimka Fitoor ee isla wadaan Katrina Kaif iyo Aditya Ruy Kapoor Directorka filimkaan iyo kooxda filimkaan ayaa ku fashilmi dooono hadii oo filimkaan week yada nagu soo fool leh sidaan iska badali doonin.

 

5Dhanka filimka Murqu weynaha Bollywoodka Salman Khan ayaa shalay soo xareeyay Lacag Gareyso 5 Crore waxaana oo filimkaan bilaawayaa hoos u dhac aad u xoogan Balse Sultan ayaa Noqday filim aan lagu qasaarin isku dar Tan iyo Markii Tiyaatarada la saaray waxaa laga helay 271 Crore .

 

Sultaan ayaa sanadkaan gacanta ku dhigay la wareygida Box Office ka waxaana oo tusay in oo yahay filimka Sanadkaan Filimka Salman Khan hadii oo dharbaaxsho kale kulmin filimka Aamir Khan ee Soo Bixi Doono December waxaa loo qiri donaa in oo Sultan Yahay Filimka Sanadka .

Salman Khan ayaa Box office ku garaacay Saaxibkiisa Shahrukh Khan Filimadiisa Fan iyo Dilwale Kuwaasi oo laga Deeriyay .