Home » Bollywood » Sultan oo guul ku sii socda Box-Office iyo Filimka Great Grand Masti maxaa ku cusub saakay

Sultan oo guul ku sii socda Box-Office iyo Filimka Great Grand Masti maxaa ku cusub saakay
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 17-07-16 7:56 AM

Maxa Ku Cusub Filimka Caanka ah ee Hogaamiyaha ka yahay Boqorka Bollywoodka Salman Khan Sultan Filimkaan ayaa ku sii socdo Wadadii guusha ee loogu bartay Sultan Waxa Oo Tiyaarada Saaran yahay Mudo Dhan 12 Maalin Wili Waxa oo ku sii socdaa Guul.

Sido Kale Filimka Jimcihii Tiyaatarada La Saaray ee Great Grand Masti ee Hogaamiyaha Ka Yihiin Vivek Oberoi, Ritesh Deshmukh, Aftab Shivdasani,  iyo Urvashi Rautela  ayaa si saaid ugu liito Tiyaatarada Filimkaan ayaa soo Xareyay Labada maalin oo saaran yahay Tiyaarada Lacag Dhan 5.5 Crore    Hadii oo sidaan ku sii socda filimkaan waxaa la filayaa in oo guul dareysto  Waxaaba Sugnaa Malmaaha Ina soo aadan iyo Lacagaha oo Keeni Doono.

Sultan ayaa ku sii socda Guul Shalay filimkaan waxa oo soo xareyay Lacag Dhan 9 Crore Taasi ee ka dhigan tahay isku dar filimkaan in oo 245,59 Crore Jeebka Gashtay .

Buruq Weynaha loogu jecel yahay Bollywoodka Salman Khan ayaa arintaas ku farxay waxa oo Taageyrihiisa ugu mahad noqon sida wacan ee u daawadeyn filimkiisa Sultan

Kale soco wixii warar dheeri ah ee ku saabsan Boxoffice ka Shabakadda Somalistars.com