Home » Bollywood » Taariikh Nololeedka Ninka Majaajile Loogaaga Haray Brahmanandam (leeleefow)

Taariikh Nololeedka Ninka Majaajile Loogaaga Haray Brahmanandam (leeleefow)
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 17-07-16 12:42 PM

Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) waxa uu dhashay 1 February 1956, waxa uuna ku dhashay Andhara Pradesh waa jilaa aad loogaaga yaqaan guud ahaan dalka Hindiya gaar ahaan koofurta dalka Hindiya, waa majaajiliiste (shactaroole) si weyn usoo jiita indhaha daawadayaasha daawanaya aflaantiisa.

leela oo yar

 

Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) waa jilaa inta badan kasoo muuqda ama jila aflaanta Telugu, sidoo kale ninkan gaaban waxa uu horey u soo ahaa inta uusan kusoo biirin masraxa aflaanta macalin dhiga luqada Telugu taas oo loogaaga hadlo koofurta dalka Hindiya waxa uuna barre (Macalin ) ka ahaa magaalo yar ee dhacda galbeedka Godavari ee gobolka Andhra Pradesh.

Macalin leela

Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) waxa uu hada heystaa rikoorka Guinness world Record isaga oo kasoo muuqday aflaan kor u dhaafeysa ilaa 1000 (kun) film.

Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) waxaa lagu sharfay oo la gudoonsiiyey abaalmarintiisii ugu qaalisaneyd abid sanadkii 2009 ka waxaana loo doortay ninka afaraad ee ugu sareeya dhanka madadaalada dalka Hindiya.

Padma Shri

Taariikhdiisii Hore:

Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) waxa uu dowr jilaanimo ka helay soo saaraha reer Telugu ay aad ugu dambeeyaan ee Jandhyala filmkiisa Aha Naa Pellanta, waxaana xusid mudan in film kaas uu atoore ka ahaa Rajendra Prasad, waxa uuna soo baxay filmkan sanadkii 1987 kii.

 

leelaTan iyo xilligaas waxa uu noqday Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) nin aad loogaaga haray dhanka maa weelada iyo madadaalada isaga oo doorkiisa noqday midka loogu jecel yahay guud ahaan filimada uu kasoo muuqdo.

Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) waxa ay ku qaadatay 3 sano inuu markale kasoo muuqdo shaashadaha la iska arko waxa uuna fursad u helay inuu kasoo muuqdo film ka Jagadeka Veerudu Atiloka Sundari waxaana soo saare ka ahaa film kaas K. Raghavendra Rao waxaana atoore ka ahaa jilaaga caanka ah ee Chiranjeevi halka ay atariisho ka aheyd gabadha sida aadka loogaaga yaqaan aflaanta hindi da ee Sridevi (Saaradeef). isaga oo sidoo kale 2 sano kadib kasoo muuqday film ka Babai Hotel.

Abaalmarinada uu ku guuleystay:

wallow abaalmarintiisii ugu dambeysay ay tahay hadana waxa ay u aheyd abaalmarintiisii ugu qaalisaneyd sida aan kor kusoo xusnay Padma Shri waa abaalmarin la siiya dadka ugu sareeya, waxa uuna ku muteystay Lee Leefow abaalmarintaas dadaalkiisa waxa uu noqday shaqsigii afaraad.

Abaalmarinada kale ee ku guuleystay Brahmanandam Kanneganti (Lee leefow) halkan hoose ka aqriso.

Filmfare Awards
Filmfare Best Comedian Award (Telugu) – Manmadhudu (2002)

Nandi Awards
Nandi Award for Best Male Comedian – Money (1993)
Nandi Award for Best Supporting Actor – Anna (1994)
Nandi Award for Best Male Comedian – Anaganaga Oka Roju (1995)
Nandi Award for Best Male Comedian – Vinodham (1996)
Nandi Award for Best Male Comedian – Ready (2008)
CineMAA Awards
CineMAA Award for Best Comedian – Manmadhudu, Dhee, Konchem Ishtam Konchem Kashtam, Adhurs & Dookudu.
South Indian International Movie Awards
Siima Award for Best Comedian – Dookudu, Baadshah & Race Gurram.

Abaalmarinada kale ee uu ku guuleystay.
Hyderabad Times Film Awards Best Actor in a Comic Role – Dookudu (2011)
He earned a spot in the Guinness World Records in 2007 for acting in 867 Telugu films in 20 years .

Ugu dambeyn waxaan dooneynaa taageerayaasheena iyo dhamaan asxaabta ku xeran webka daawo.net inaan idin soo gudbino dhamaan filmadii uu kasoo muuqday Lee Leefow.

  • 1987: Aha Naa Pellanta as Ara Gundu
  • 1990: Jagadeka Veerudu Atiloka Sundari as Vichitra Kumar
  • 1992: Babai Hotel as Rama Chandra Moorti
  • 1993: Rajendrudu Gajendrudu as Bank Manager
  • 1993: Money as Khan Dada
  • 1993: Jamba Lakidi Pamba as Anandam
  • 1993: Abbaigaru as Housekeeper
  • 1994: Yamaleela as Chitragupta
  • 1994: Alibaba Aradajanu Dongalu as Thief
  • 1994: Mugguru Monagallu as Assistant Dancer
  • 1995: Alluda Majaka as Abbulu/Ms. Dakota
  • 1997: Annamayya as Pundit
  • 1997: Shubhakankshalu as Writer
  • 1998: Bavagaru Bagunnara? as Gopal
  • 1999: Premaku Velayara as Wine Shop Owner
  • 2001: Nuvvu Naaku Nachav as Photographer
  • 2002: Indra as Pundit
  • 2002: Sandade Sandadi as Poolan Raja
  • 2002: Manmadhudu as Sooribabu Lavangam
  • 2003: Simhadri as Talupulu
  • 2004: Adavi Ramudu as Puli Raja
  • 2004: Venky as Gajala
  • 2005: Evadi Gola Vaadidhi as Shankar Dada RMP
  • 2005: Athadu as Kittu
  • 2006: Pokiri as Brahmi – The Software Engineer
  • 2006: Vikramarkudu as Duvva Abbulu
  • 2007: Yamadonga as Chitragupta
  • 2007: Dhee as Chary
    • 2008: Krishna as Bobby
    • 2008: Jalsa as Pranav
    • 2008: Ready as Mc Donald Murthy
    • 2009: Konchem Ishtam Konchem Kashtam as Gachibowli Diwakar
    • 2009: Kick as Halwa Raj/Parugu Prakash Raj
    • 2010: Adhurs as Bhattu
    • 2010: Namo Venkatesa as Paris Prasad
    • 2010: Brindavanam as Bommarillu father
    • 2011: Dookudu as Padmashri
    • 2012: Julai as Thief
    • 2013: Jaffa as Jasmine Falguda/Jaffa
    • 2013: Naayak as Jilebi
    • 2013: Balupu as Crazy Mohan
    • 2013: Attarintiki Daredi as Baddam Bhaskar
    • 2013: Baadshah as Padmanabha Simha
    • 2014: Ninnindale as Sachin (Kannada Film)
    • 2014: Race Gurram as Kill Bill Pandey
    • 2014: “Rabhasa” as Raju
    • 2014: Loukyam as Sippy
    • 2015: S/O Satyamurthy as Koda Rambabu
    • 2015: Dohchay as Bullet Babu
    • 2015: Bruce Lee – The Fighter as Susuki Subramanyam alias Peter alias Pakodi
    • 2015: Eluka Majaka as a Mouse
    • 2016: Garam as PK
    • 2016: Sardaar Gabbar Singh as Shekhar Singh
    • 2016: Sarrainodu as Umapathi’s neighbour