Home » Bollywood » Tiger Shroff iyo Jacelkiisa oo lagu arki doono filimka Student Of The Year Qeybtiisa 2aad

Tiger Shroff iyo Jacelkiisa oo lagu arki doono filimka Student Of The Year Qeybtiisa 2aad
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 28-08-16 9:09 AM

Xanta ugu weyn ee liisla dhax maraayo dalka Hindi ayaa ah Gabadhaha atariishad u noqon laheet Aktarka lala xiriirinaayo in oo jilo filimka xiisaha badan ee Student Of The Years Tiger Shroff Filim soo saaraha rer Hindi  Karan Johar  ayaa ku dhawaaqay in Tiger Jili Doono Filimkaani Qeybtiisa Labaad .

Student Of The Years waxaa horay loga daawaday qeybtiisa Kowaad waxaana waday Alia Bhatt, Sidharth Malhotra iyo Varun Dhawan  Sanadkii 2012  Haatan waxaa lagu wadaa in oo jili doono Tiger Shroff wili waxaa shaki weyn ku jiro Gabadha Atariishada u noqon laheet .

Disha Patani ayaa ah kali gabadhaha lala xiriirinaayo in ee filimkaan ka noqon doonto Atariishada Tiger iyo Disha waa lamaane xiriir jacel ka dhaxeyo inkastoo labadooda aysan qiran Waxaana labadaani ka soo dhax muuqdeyn  heesta Befikra.