Home » Bollywood » Tiger Shroff oo Hogaamin doono Student Of The Year qeybtiisa Labaad iyoMid Kamid ah 3 Atariisho ku cusub Bollywoodka la keeni doonto.

Tiger Shroff oo Hogaamin doono Student Of The Year qeybtiisa Labaad iyoMid Kamid ah 3 Atariisho ku cusub Bollywoodka la keeni doonto.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-08-16 9:14 AM

Waxaa Hubaal ah in Tiger Shroff Hogaamin doonoo filimka xiisaha badan ee Student Of The Year qeybtiisa 2 aad filimkaani ayaa horay logu dayay qeybtii kowaad sanadkii 2012 waxaan hogaaminayay Varun Dhawan, Shidharth Malhotra iyo Alia Bhatt.

Dufcada Labaad ee filimkaani ayaa liisla dhax marayay in oo jili doono Tiger Shroff oo ah aktarka waqtigaan la joogo si fican loo xiseeyo sido kale filimkaan waxaa lala xiriirinayay in oo jilo wiilka ee walaalo yihiin Shahid Kapoor ee Ishaan Khattar Karan Johar ayaa filimkaani u rabo in ee jilaan wijiyo aan si fican loogu aqoon Bollywoodka Laga yabaa in oo Ishaan Khattar oo ka dhigto Aktarka Labaad ee filimkaani .

Madaama oo Karan Johar xiseenaayo wijiyo cusub waxaa lala xiriirinayaa in ee atarashiida filimka noqdaan Gabadhaha oo dhalay Saif Ali Khan ee Sara Ali Khan, Gabadhaha yar ee Amitabh Bachchan awoowaha u yahay ee Navya Naveli Nanda, Muluqda ee dhashay Quruxleyda Bollywoodka Sridevi ee Jhanvi Kapoor .

Waxaaba sugnaa wararka dheraadka ah ee laga soo saaro filimkaani .