Home » Bollywood » Top Akshay Kumar Wax Wal Wal ah Kama Qabo In Filimka Hrithik Roshan Tiyaatarada Ila Saarnado (Warbixin)

Top Akshay Kumar Wax Wal Wal ah Kama Qabo In Filimka Hrithik Roshan Tiyaatarada Ila Saarnado (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 7-08-16 3:35 AM

Waxaa Dhawaan la Daawan Donaa filimka Oo Hor Kacaayo Akshay Kumar ee Rustom Filimkaani waxaa Tiyaatarada la Saaran Filimka Hrithik Roshan ee Mohenjo Daro Akshay Kumar Iyo Hrithik Roshan waxaa ee Tiyaatarada ku Dagaalami Donaan 12 Bishaan.

Akshay Kumar ayaa Yiri ”12 Bisha waa maalin xiiso gooni ilahaan Doonto Wax Dhib ah ma igu haayo in Filimkeyga Tiyaatarada lala Saaro Filim Weyn ah Rustom waxaan dhihi karaa Waxa oo qaba Nasiibkiisa Mohenjo Daro waa filim Xiiso leh waxaana Hogaaminaayo Hrithik Roshan oo Kamid ah Aktarada logu jecel yahay Bollywoodka War Iyo Dhamaantiisa Guul Wacan .

Mohenjo Daro ayaa ah filim sheeko Jacel mid dagaal wato Mana ka liito Kan Akshay Kumar ee Rustom Labadaani filim lama Hubo cida Lagu Ciriirin lahaa Tiyaatarada Madaama ee Hogaaminayaan Labo Aktar Misna Logu jecel yahay Bollywoodka .

Rustom Waxaa lagu arki donaa Aktarada kala ah  Akshay Kumar, Ileana D’Cruz, Esha Gupta iyo Arjan Bajwa.