Home » Hollywood » Tori Spelling iyo Dean McDermott oo ay cabsi xoogan soo wajahday kadib markii ay lunsadeen lacago …

Tori Spelling iyo Dean McDermott oo ay cabsi xoogan soo wajahday kadib markii ay lunsadeen lacago …
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 11-07-16 1:56 PM

Tori Spelling iyo Dean McDermott ayaa silic marayo kadib markii lagu soo eedeeyey iney sameeyeen wax isdaba marin ku aadan canshuurta dalkaas iyaga oo xilligan ku sugan California.

Tori iyo Dean ayaa lagu soo eedeeyey ineysan bixin lacagaha canshuuraadka laga rabay tan iyo sanadkii 2014 xilli ay kor u dhaafeyso lacagaha la rabo $259,108.23.

Hase ahaatee Labadan jilaa ayaanan ka muuqan wax walwal ah maadaama ay durba kireysteen guri iyaga oo aan u muuqan dad lagu heysto lacago canshuur ah.

Ugu dambeyn waxaa xusid mudan in labadan lamaane ay isku dhaleen ilaa afar caruur ah waxa ayna is guursadeen bishii May sanadkii 2006 da.