Home » Bollywood » Varun Dhawan oo ka hadlay Sida oo u arko La Shaqeynta John Abraham (Warbixin)

Varun Dhawan oo ka hadlay Sida oo u arko La Shaqeynta John Abraham (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 18-07-16 8:00 AM

 11 Maalmo Kadib Waxaa soo bixi doono filimka Dishoom ee isla wadaan Labada Aktar ee Varun Dhawan iyo John Abraham Labadaan Aktar ayaa waqti badan ku howlanaa sida ee filimkaan u soo Dhameyn lahayeen Dhawacyo badan iyo dhib badan kadib labadaan xidig ayaa soo Gab Gabeyay filimkooda Dishoom .

Varun Dhawan oo mar ka hadlayay La Shaqeynta John Abraham ayaa yiri ”La Shaqeynta John Abraham waa mid aan aad ugu helay waana qof fican waxaan jeclaan lahaa  in aan anaga inoola dhiibo Hadii ee jiraan Qorsho lagu sameynaayo Qeybta Labaad ee filimkaan Dishoom .

Aktar Kasta ayaa sidaan u amaano la shaqeynta John Abraham xidigaan ayaa ah mid Shactaro Badan Varun Dhawan ayaaa kamid ah Aktarada ku cusub Bollywoodka Una Baahan Gacan Qabasho Si ee u Fahmo Wax yaabo badan ee ku saabsan Bollywoodka .

Dishoom Waxaa ka qeyb qaadan Doono Ama Muqaal yar ku yeelan doono Shactaroolaha Filimka Housefull Ninka Lagu Magacaabo Akshay Kumar.

Dishoom waxa la daawan doona 29 Bisha July ee Sanadkaan.