Home » Arimaha Bulshada » Waa Kuma 10 ka Jilaa Ee Sameeya Filimada Sexy ga Oo Ugu Badan Ee Laga Raadiyay Barta You Tube.

Waa Kuma 10 ka Jilaa Ee Sameeya Filimada Sexy ga Oo Ugu Badan Ee Laga Raadiyay Barta You Tube.
Waxaa Qoray: Cabdu Wahaab Axmed Cali /////////// Taariikh: 29-07-16 9:57 AM

Filimada Galmada ama Sexy ayaa ah mid kamid ah filimada ugu daban ee ay dadka raadiyaan marka la joogo Baraha bulshada gaar ahaan rugta daawashada ee Yout Tube bartaas oo ah barta ugu badan ee muuqaalada laga daawado sida darteeda waxaan idin soo gudbinaynaa tiro koob iyo baaritaan la sameeyay oo la soo saaray 10 kii jilaa ee ugu badnaa ee laga raadiyo muuqaaladooda Sexy ga ah barta You Tube sanadkan 2016 ka.

Jilaa markaan ku leeyahay waxaan kala jeeda gabdhaha jilaa filimada Sexy ga ama galmada tan iyo markii uu bilaawday sanadkan hadda maraya dhamaadka Bisha 7 aad, 10 kan jilaa waxaa lagu qiimeeyay sida ay dadka u daneeyaan Filimadooda galmada ah ee ay soo dhigaan baraha You Tube ka oo ay bulsho badani ku xiran tahay.

Kaalinta koowaad Gabadha ugu badan ee laga raadiyay ama la baaray filimadeeda Galmada ah waxay tahay gabadha lagu magacaabo Asa Akira gabadhan waa da’yar kasoo jeeda qaarada Asia waana gabadh kuwanaagsan sariirta iyo lamacaamilka raga taas oo ay kusoo jiidatay malaayiin ruux oo dunida dacaladeeda ku kala nool kuwaas oo soo jiitay qaabka ay u sameeyso Filimada Galmada ah Mrs Akira.

Kaalinta labaad waxaa soo galay Gabadha caanka ah ee Brandi Love oo ah gabadh jir ahaan ka dhisan kaalinta koowaad gabadha dhuuqsatay ee Akira, sidoo kale ka raaxo mac sida ay sheegeen dadka laga qaaday cod bixintan.

Lisa Ann ayaa soo tiigsatay kaalinta sadexaad gabadhaha loogu baadi goobista badan yahay Baraha bulshada gaar ahaan barta You Tube, sidoo kale kaalmaha Afaraad iyo Shanaad waxaa soo kala galay Gabdhaha lagu kala magacaabo Madison Ivy iyo Shasha Grey, Halka Kaalinta Lixaad iyo Todobaad ay soo cuksadeen Tori Black iyo Alexis Texes, si lamid ah waxaa kaalinta sideedaad soo galay Gabadha Caanka ah ee Sunny Leone, halka Kyden Kros ay gashay kaalinta Sagaalaad, Waxaana kaalinta ugu dambeeysa soo tiigsatay Gabadha lagu magacaabo Khaliifa oo kasoo jeeda qaarada Asia.

Hadaba Daawo Muuqaalka Liiska gabdhaha dhanka Sexy ga Jilaa ee  loogu raadiska Badan yahay Barta You Tube ka.