Home » Arimaha Bulshada » Waa Kuma Ninka Adduunka ugu Dhalinta Badan iyo Halkee ka soo jeeda (Warbixin)

Waa Kuma Ninka Adduunka ugu Dhalinta Badan iyo Halkee ka soo jeeda (Warbixin)
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 27-08-16 12:38 PM

Mbah Gotho, an Indonesian man who has emerged from obscurity to be named the world's oldest at an incredible 145 years

Mbah Gotho waa 145 sanno jir loo aqoonsaday ninka ugu dhallinta badan adduunka wuxuuna u dhashay Indonesia wuxuu adduunka kusoo biiray 31kii December sannadkii 1870kii – laakiin wuxuu sheegay inuu haatan diyaar u yahay geerida.

Gotho wuxuu kasoo haray 10 shaqsi oo walaalihiis ah, si la mid ah afar xaas oo uu sameystay, xaaskiisii ugu dambeysay waxay geeritootay sannadkii 1988dii.

Dhammaan caruurtiisii ayaa sidoo kale qurbaxay, wuxuuna haatan la nool yahay caruur uu awoowe, abkoow iyo abuulan u yahay. Haddii ay tani xaqiiqo tahay ninkaani waa shaqsiga ugu dhallinta badan adduunka ee abid la arko Mbah ayaa sheegay in Awoowihiisa gaaray Cimriga 122 sano jir kadib geeriyowday

Dadka Waxa ee yirahdaan Dumarka iyo Raga waxaa cimri dheer Dumarka Mbah waxaa uga sarre maray haweeyneyda ka soo jeedo   France Jeanne Calment, taasoo nolol kusoo gaartay cimriga 122 sanno jirka ah.

According to documentation recognised by Indonesian officials, Mbah Gotho is 145 and was born on 31st December 1870

W/Q;Ahmed Farah Jaangoan