Home » Hollywood » Waa kuwee 10 ka film ee ugu caansan ee uu jilay atooraha caanka ah ee Jackie Chan

Waa kuwee 10 ka film ee ugu caansan ee uu jilay atooraha caanka ah ee Jackie Chan
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 1-09-16 10:30 AM

Filimada ama AFlaanta waa meesha ugu weyn oo ay dada ka helaan madadaalada waa halka ay dad badan ku helaan shacabka.

Waxaa jira dhowr shirkadood oo soo saara Filimo waxaase ugu caansan Hollywood iyo Bollywood ka oo ay inta badan garanayaan Soomaalida iyo inta kale ee jecel daawashada aflaanta.

Sidoo kale waxaa jira jilaayaal fara badan dadka waxa ay ku kala xushaan hadba dooqooda iyo waxyaabaha ay ugu helaan jilaagaas. Jilaayaasha qaar ayaa ah kuwa u gaar Comedy ama Shactaro halka kuwa qaar loogaaga haro aflaanta Akshanka ama jugta ah hadba sida u taqaan.

Hadaba maqaalkeena maanta waxaan kusoo qaadaneynaa 10 Film ee ugu shidan ee uu hormuudka ka noqday jilaaga caanka ah ee Jackie Chan.

10. New Police Story:

List of Top Ten Best and Famous Jackie Chan Movies

9. Rush Hour:

Top Ten Best and Famous Jackie Chan Movies

8. Rumble in the Bronx:

Famous Jackie Chan Movies

7. Police Story 2:

Top 10 Best and Famous Jackie Chan Movies

6. Wheels of Meals:

List of Top 10 Best and Famous Jackie Chan Movies

5. Dragons Forever:

Top Five Best and Famous Jackie Chan Movies

4. Drunken Master:

Top 5 Best and Famous Jackie Chan Movies

3. Armour of God 2:

Top Three Best and Famous Jackie Chan Movies

2. Police Story:

Top 3 Best and Famous Jackie Chan Movies

1. The Legend of the Drunken Master:

 Best and Famous Jackie Chan Movies

Filimada Ugu Caansan ee Jackie Chan Jilay : Movies – Hit List

Sr.No. Name
1 The Legend of Drunken Master
2 Police Story
3 Armour of God 2
4 Drunken Master
5 Dragons Forever
6 Wheels of Meals
7 Police Story 2
8 Rumble in the Bronx
9 Rush Hour
10 New Police Story