Home » Arimaha Bulshada » Waa kuwee magacyadii ugu badnaa ee caruurta loo bixiyey Sanadkan 2016 ka (Warbixin) ?

Waa kuwee magacyadii ugu badnaa ee caruurta loo bixiyey Sanadkan 2016 ka (Warbixin) ?
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 19-07-16 5:41 PM

Sida lagu xusay shabakadda Baby Center oo ah shabakad ka faaloota arimaha caruurta fadhigeeduna yahay dalka Mareykanka ayaa soo saartay maqaal baxsi (Research) ah kaas oo ay kusoo koobeen magacyada loogu isticmaal ka badan guud ahaan dunida.

Shakabadan ayaa lagu xusay magacyo kor u dhaafayo ilaa 80 magac kuwas oo loo bixiyey caruurtii ka dhalatay aduun weynaha sanadkan aynu bartamaha kaga jirno ee 2016 ka.

Anagga hadii aynu nahay Soomaali waxaa caanka ka dhankeena in caruurteena gaar ahaan inta badan canuga Curudka ah inaan u bixino Maxamed anaga oo Sami kaga dhigeyna Nabigeena “Muxammed” NNKH.

Hadaba liiskan hoose ayaa ah magacyada loogu isticmaalka badan yahay caalamka Sanadkan kuwaas oo loo bixiyey caruurtii ku dhalatay Isbitaalada ku yaala dunida daafaheeda.

Lambar Wiil Gabar (Gabadh)
1 Liam Emma
2 Noah  (Nuux) Olivia
3 Ethan Ava
4 Lucas Sophia   (Safiya)
5 Muhammed   (Maxamed) Isabella
6 Oliver Mia
7 Aiden (Aadan) Charlotte
8 Elijah Harper
9 James Amelia
10 Benjamin  (bin Yaamiin) Abigail
11 Logan Emily
12 Jacob  (Yacquub) Madison
13 Jackson Ella
14 Michael Lily
15 Alexander Avery
16 Jack Evelyn
17 Luke Sofia  (Safiya)
18 Carter Aria
19 Owen Chloe
20 William Scarlett
21 Daniel Riley
22 Gabriel  (Jibriil) Ellie
23 Henry Aubrey
24 Matthew Addison
25 Wyatt Elizabeth
26 Isaac  (Isxaaq) Layla
27 Sebastian Hannah
28 Grayson Zoey
29 Caleb Grace
30 Ryan Victoria
31 Nathan Zoe
32 Dylan Mila
33 Jayden Brooklyn
34 Levi Natalie
35 Andrew Lucy
36 Eli Nora
37 Samuel Audrey
38 Jaxon Penelope
39 David Claire
40 Joseph  (Yuusuf) Stella