Home » Arimaha Bulshada » Waa Kuwee Shanta Actor Ama Jilaa Ee Dunida Ugu Taajirsan Sanadkan 2016? Warbixin.

Waa Kuwee Shanta Actor Ama Jilaa Ee Dunida Ugu Taajirsan Sanadkan 2016? Warbixin.
Waxaa Qoray: Abdishakur Geesey /////////// Taariikh: 29-08-16 6:04 PM

Hadii aa tahay ruux xiiseyo arimaha la xariiro filimada Hollywood iyo atoraayasha jila filimada hadabo wax ka baro jilaayasha dunida ugu qanisan. warbixin xiiso badan sanadkan 2016  loo saaray ayaa wax walbo oo ku saabsan aktarada  ugu caansan hadan ugu hantidabadan kuukala cadeyneyso, ka dheeho maqaalkan safka kala horeenta liiska jilaaysha filimada kuwooda u hantida badan.

  1. Merv Griffin Net Worth 2016 – $1 Billion

Griffin waxa uu ku dhashay magaalada San Mateo ee gobolka Californi dalka mareykan ka waa atooraha kowaad ee dunida ugu taajirsan waxaa u dhashay sanadka markuu ahaa 1925. Hantida uu leeyahay ninkan waxaa lagu sheegay in ay gaareyso aduun lacageed oo dhan $1Billion oo dolar.  lakiin aqristow xisaabta ku darso ninka waxaa uu nolaa inta u dhaxeysay 1925-2007, waxaa uu udhintay cudurka kansarka.

Merv Griffin filimada oo jilay waxaa ugu caansana ama ka mid ah ” Phantom of the Rue Morgue, So This Is Love, The Boy from Oklahoma iyo filmka Alice in Wonderland ” sido kale waxaa uu helay 11 abaal marinood kuwaasi oo ku muteystay habka oo u jilo filimada iyo madaalada iyo qosolka xiliyada masaraxyada ama tiyaatarada ka hadlaayo.

1000509261001_1979108809001_BIO-Biography-Merv-Griffin-LF

  1. Jerry Seinfeld Net Worth 2016 – $820 Million

Jilaaga labaad ee dunida ugu qanisan waxaa uu noqoday actarkan layiraa Jerry waxaa uu ku dhashay magaalada Brooklyn  gobolka newyork ee dalka mareykan ka. Jerry Seinfeld wa 62 jir, waxaa u dhashy 29 bishii April 1954dii lacagta uu heysto waxaa lagu sheekey in ay gaareyso $820Million oo dolar. Ninkan ayaa ku so caanbaxay qosolka iyo madaaalada Standing Up ka iyo goos goosyada Telvisonada asagoo ka so muuqan jiray xiliyada danbe ee habeenkii, sido kale waxaa u soo saraa filimada waan qoraa caan ah.

140517-news-jerry-seinfeld-hp-lg

 

  1. Shah Rukh Khan Net Worth 2016 – $600 Million

Shah rukh khan waa jilaa caan ah waxaa u ku dhashay Caasimada dalka india ee New Delhi . waa 50 jir waxa uu dhashay 2 bishii november sanadka marku aha 1965, Sido kale kaalinta sedexaad waxa uu ka galay jilaayasha dunida ugu hantida badan lacagta uu heysto waxaa lagu sheegay $600Million oo dolar. 

king khan oo  somalida ay u yaqaanaa sheeruu ama atooraha jaceylka waxaa uu so saaray filimo badan oo aktar ka yahay waxaan intooda badan ay yihiin filimo ka tarjumaayo jaceyl, xaaskiisa waxaa lagu magacabaa Gauri Khan waa atoore muslim ah waxaa uu dhalay ama joogto sedex caruur ah, waxbarshadiisa heerka hoose waxaa u ku so qaatay Hans Raj College halka u jaamcada heerka kowaad kaga baxay University of Delhi ee dalka india. 

Ugudanbeytiina, jilaagan ayaa shaqatidiisa tahay so saarida filimad, jilaanimo, telvetion hot iyo sameynta xayeysiinada waxaan uu si rasmi ah shaqaandan aktarnimo ugu so biiray sanadki 1988.

 

Shahrukh-Khan4

  1. Tom Cruise Net Worth 2016 – $480 Million

Tom Cruise waa jilaa hadane ah filim soo saare waa 54jir, waxa u dhashay 3 july 1962dii waxaa uu ku dhashay magaalada Syracuse New York ee dalka mareykan. Sido kale wa aktarka afaraad ee dunida ugu taajirsan hantiada uu heysto waxaa lagu sheegay aduun lacageed oo dhan $480Million oo dolar.Filimada uu oo soo saari rabo jilaagaan caan ka ah  waxa kamid ah “Jack Reacher : Never Go Back, The Mummy iyo American Made “.

ROME - JANUARY 28: Actor Tom Cruise attends 'Valkyrie' Rome premiere at the Auditorium della Conciliazione on January 28, 2009 in Rome, Italy. (Photo by Franco Origlia/Getty Images)

5.  Mel Gibson Net Worth 2016 – $425 Million

Aktarkaan caanka ah Ee Mel Gibson waa 60 jir, waxaa u dhashay Januaray 3 1956dii waxaa uu ku dhashay magaalada la yiraah Peekskill New York ee dalka mareykan ka, waa nin Australian-American actor ah waalidiintiis waxa uu ka so tagay isagoo yar oo 12 jir ah. ActorGibson walalidkis waxay ku noolyihiin magaalada  Sydney ee dalka  Australia.

Sido kale ninkan sandka markuu ahaa 2006 waxaa uu noqday agaasima caan ah oo dhanka filimada. hantida uu heysto waa $425Million oo dolar, xaaskii  ugu horeysay waxaa uu guursaday 1980 waxaa layiraa Robyn Moore Gibson sedex caruur ah ayay isku dhaleen. waxaana laka layiraa Milo Gibson, Christian Gibson iyo Hannah Gibson.

mel_gibson_celebrity_face_hands_humor_ring_27323_3840x2400