Home » Arimaha Bulshada » Waa Sidee Guurka Soomaalida iyo Ajanabiga Sanadihii ugu dambeyay +sawiro

Waa Sidee Guurka Soomaalida iyo Ajanabiga Sanadihii ugu dambeyay +sawiro
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 24-07-16 6:34 PM

Dadka Soomaaliyada kuwa ku sugan gudaha dalka ayaa la yaab ku noqoto markii ee arkaan wiilkooda ama gabadhooda oo Qof Ajnabi ah Guursanaayo Dhalinta Ku Nool Qurbaha ayaa marba marka ka dambeyso Raadsanaayo mid kasta Ajnabi.

Sanadka 2016 oo aanu haatan ku gudo jirno waxaa lagu qiyaasay soomaalida Guursaneyso Ajnabiga Dhanka Wiilasha 70% Halka ee Gabdhaha Guursanayaan 30%

Waxaad Arkeysaa gabar Soomaali oo Guursatay wiil Aan la aqoon diinta oo heysto midna waxa ee guursaneysaa mid diinteyna Islamka heysto Waxaan idin soo Aruurinay Sawiro Qaar Soomaaliyada Guursaneyso Ajnabiga

Fadlan Fiirkaaga waa inoo Muhiim