Home » Arimaha Bulshada » WAR CUSUB: Maxaa Ka Jira In Cristiano Ronaldo Uu Xiriir La Sameeyay Atariishada Caanka Ah Ee Bipasha Basu, Iyo Liiska Dhamaan Dumarkii Uu Nolosha La Wadaagay Tan Iyo Markii Uu Noqday Xiddig Heer Caalami Ah.

WAR CUSUB: Maxaa Ka Jira In Cristiano Ronaldo Uu Xiriir La Sameeyay Atariishada Caanka Ah Ee Bipasha Basu, Iyo Liiska Dhamaan Dumarkii Uu Nolosha La Wadaagay Tan Iyo Markii Uu Noqday Xiddig Heer Caalami Ah.
Waxaa Qoray: Cabdu Wahaab Axmed Cali /////////// Taariikh: 29-07-16 1:48 PM

Atariishada laga daba dhacay ee Bipasha Basu ayaa kamid ah liiska 18-hablood oo uu saaxiib lasoo noqday Cristiano Ronaldo laga soo bilaabo sanadkii 2002 mar uu ku sugnaa kooxda Sporting Lisbon. waxaana ugu caansan gabadha ugu soo jiidasha badan dalka Russia Irina Shayk taas oo ay kala hareen sanadkii lasoo dhaafay.

Dhamaan gabdhaha uu saaxiibka la noqday Ronaldo midna haatan iskuma fiicna, balse waa nolol uu xidigaan soo maray Super Star-kaan oo ay baahiyeen oo laga sheekeeyay, waxaase xogtaan shaaca ka qaaday Website loogu magac daray isla xidigaan.

Irina Shayk

Labadaan lamaane waxey ahaayeen kuwa isugu fiican dadka, sidoo kalana mudada xiriirkooda wuxuu u qalmay in la isku guursado, balse ma dhicin, waxaa si xan ah lagu sheegay iney is nikaaxsadeen, balse warkaas waa la inkiray. balse shan sano oo ay xiriir lahaayeen waxey  si wada jir ah ugu dhawaaqeen iney kala hareen waxeyna isku rajeeyeen nasiib wanaagsan.

Lucia Villalon

Lucia Villalon

Waa Gabadhii ugu dambeysay ee lala xiriiriyo xidigaan heerka caalami waana gabar ka shaqeysa TV, horaantii January 2015 ayaana la bilaabay in labadaan la isla xiriiriyo.

Imogen Thomas

Imogen-Thomas-Ronaldo-GF-pic

Gabadhaan Ronaldo waxey xiriir lahaayeen dhamaadkii sanadkii 2010, balse sanado yar kadib waxey mar kale xiriir la sameysay Giggs.

Andressa Urach

Waxaa xan lagu hayaa in April 2013 ay habeen wada qaateen gabadhaan, balse xiriirkooda sidaas uma sii dheereyn.

Dhanka kale  Hablaha uu Ronaldo Saaxiibka la noqday waxaa ka mid ah:

Kim Kardashiyaan West

def

Paris Hilton

Paris Hilton

Nereida Gallardo

Cristiano-Ronaldo-With-Nereida-Gallardo

Bipasha Basu

Bipasha-Basu-Cristiano-Ronaldo-Cristiano-Ronaldo-nvpRjW9zO5al

Luciana Abreu

Luciana-Abreu-Ronaldo-GF-pic-1

Gemma Atinkson

Gemma-Atinkson-Ronaldo-GF

Mia Judaken

christiano_ronaldo_Mia_Judaken1

Soraia Chaves

Soraia-Chaves-ronaldos-girlfriend-pic1

Merche Romero

Merche Romero

Jordana Jardel

Merche Romero

Sidoo kale waxaan meesha ka marneyn gabdhahii uu saaxiibka la ahaa mudadiisii yaraanta waxaana laga soo qaatay gabdhaha kala ah: Karina Ferro, Jordana Jardel, Tyese Cunningham iyo Gemma Storey.