Home » Arimaha Bulshada » Wax Ka Baro Tobanka Magaalo Ee Ugu Quruxda Badan Qaraada Madoow Ee Afrika+Sawirro.

Wax Ka Baro Tobanka Magaalo Ee Ugu Quruxda Badan Qaraada Madoow Ee Afrika+Sawirro.
Waxaa Qoray: Abdishakur Geesey /////////// Taariikh: 21-08-16 5:16 PM

Shabakada Somalistars.net waxay ku so gudbineysaa mar walbana u heelantahay macluumaad kor u qaadi karo garaadka iyo aqaanta qofka caadiga ah hadab waxa ka baro  toban magaalo oo ugu quruxda badan qaarada afrika.

10. Cape Town | South Africa

Cape town wa magaalo qurux badan oo midibo badanleh  hadan buura qorxoon leh kuwaas oo laga dhaliyo koronta inta badan ay isticmalaan dadka danta yar ee ku nool magaaldaasi sido kale waa magaalo xeeba dheer oo cajiib leh waaxayna leedahay beeraha afrika ugu wanaagsan sidaasi garoono diyaaradeed waliba casris ah, waaxay kaalinta kowaad ka  gashay magaaloyinka ugu quruxda badan qaarada afrika.

cape-town- 10

9. Kigali | Rwanda :

Kagali ma’ahan kaliyah magaalo qurux badan sido kale  waa magaalo nadiif ah dhanka nadaafada hadane waa magaalada ugu amaanka badan qaarada kagali waxay latimid qorsho hufan oo hormarineed.sidoo kale waxaa loo yaqaan magaaladan green city magaalada cagaaran caasimad waxaad ku arkaysaa buuro wada cagaar ah oo so jiidasho leh, ma’ahan wax lalayaabo in kigali ay tahay magaalo qurxoon sido kale  waxay ay kamid magaaloyinka ugu nolosha wanaagsan qaarada afrika.

kigali

8. Essaouira | Morocco :

Essaouira waa mid ka mid ah magaaloyin ka ugu qorxoon qaarada afrika waxay ku taal dal xasiloon dhinacyada amaanka dhaqaalaha iyo dagnaansha wa dalka moroco, laakiin bilaaw qarnigii 18th wixi ka danbeyay waxay noqotay magaalo soo jiidatay dalxiisayaal aad u fara badan waxay leedahay dekad iyo xeeb ad u bilic sareeyso taas oo keentay in ay so booqdaan kumanaan booqadayaal kala yimid dunida dacaladeeda.

morocco-1224034_1920-1024x683

7. Luxor | Egypt:

Caasimadii hore dalka Egypt ama masar waxa oo la oran jiray luxor waa magaalo qadiima waxaa ku yaal guryo ama daaro dheer dheer oo taariikhi ah, wixi ka danbeyay qarnigii 19th waxay marti galineysay dalxiisayaal farabadan uu badan dadka reer galbeedka iyo seynisyahan magac leh.

sido kale magaaldan waxay caan ku taahay waxay u dhawdahy ama dacalka ka mara wabiga niil sido kale wa magaalo ay joogi jireen fircoon iyo qoomkiisa waxaa ku aasan dad magac leh.

sphinx-1175827-1024x680

6. Djenne | Mali :

Magaalada Djenne waa mid ka mid ah magaaloyinka ugu da’ada weyn ama ugu qadiimisan dalka Mali.taariikh ahaan marka dib loo eego magaaladan waxaa la aasa aasay 800sano ka hor dhalasha nabi ciise “SC”. waa meel aad uqurux badan waliba waxay leeyihiin guryo iyo daaro dheedheer iy