Home » Arimaha Bulshada » Wax Kabaro Sagaal Magaalo Oo Ugu Xun Dunida Dhinaca Nolosha.

Wax Kabaro Sagaal Magaalo Oo Ugu Xun Dunida Dhinaca Nolosha.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 20-08-16 5:08 PM

waxaa jira qaar kamid ah magaaloyinka dunida ugu xun ama ugu liidato xaga nolosha waxbarsha iyo dhaqaalaha waa sagaal magaalo oo ka mid ah wadamo aad u hooseyo xaga dhaqaalaha wadamadaasi waxaa ka mid ah :-

  • Douala, Cameroon – waxay kaalinta kowaad ka gashay sagaal magaaloyinka ugu liito dunida xaga nolasha, waa magaalo ku taal dal African ah waxayna ka mid tahay magaaloyinka dunida ugu xun xaga nolosha, waxbarshada, caafimaadka iyo degaanka.

 

  • Harare, Zimbabwe – waa mid ka mid ah magaaloyinka qaarada madow wali waxay ka mid tahay maagalo ugu xun xaga nolasha ,Shantii sano ee la so dhaafay waxay la daalaa dhacay sidi ay ula tacaali laheyd kaabayaasheda dhaqaale.

 

  • Karachi, Pakistan – waa magaalo ku taal qaarada aasiya gaar ahaan wadanka Pakistan, dhibca ahaan xaga nolosha iyo mid deegan ama daganaasha magaalda aad bay u hooseysaa laakin dhinaca waxbarshada 66,7% wa magaalo ka sareyso dhibca ahaan magaaloyinka ugu xun dunida.

 

  • Algiers, Algeria – waa magalo aad u daalan marka lo eego magaaloyinka kale xaga dhibca waxay ka hooseysaa 50% dhincayada xasiloonida, nolasha, kaabayasha dhaqaale iyo farsamooyinka , caafimadka iyo waxbarshada.

 

  • Port Moresby, Papua New Guinea – waa magaalo dagan xaga sareenta sharciga siyaasada iyo arimha bulshada lakiin dhicaha xaga caafimaad iyo nolshada waa mid aad u liidato.

 

  • Dhaka, Bangladesh – Sida ya sheegeyn Hay’ada EIU “ falalka rabshadaha argagaxisada” Bangladesh qaar ka mid ah magaaloyinkaas liikan waxaa aad u liita kaaba yaasha dhaqaale ee 76% magaaloyinka wadankasi.
  • Lagos, Nigeria – magaalo ugu xun dhinca nabad galyada iyo xasiloonida marka loo eego 10 kamid ah magaaloyinka wadanka ururka Boko Haram ayaa qeyb ka ah xasilooni darada magaladaasi ku taal dalka Nigeria sida ya sheegtay hay’ada EIU.

 

  • Tripoli, Libya – hooyga xasiloonidarada libiya waxay waxay hoos u dhigtay qiimaha nolsha qof bin adam ahi ku nolaado arintaas waxa sababteda iyo amuurahas dusha u dhigatay ururka isku magacaabe dowlada islaamiga oo six ad dhaaf ah ugu si fidaayo qeybo ka mid ah wadamada bariga dhex sida ay sheegtay hay’ada EIU.

 

  • Damascus, Syria – Magaalada Damascus oo sanadihii danbe marti galisay dagaalo an kala go’laheyn u dhaxeeyo dhinacyada siyaasada dalkas isku haayo waxay hoos u dhigtay nolsha, waxbarsha, caafimaadka iyo kaabayasha shaqaale ee wadankasi.