Home » Arimaha Bulshada » Wax waliba oo aad ugu baahan tahay inaad ka ogaatid Jilaaga laga daba dhacay ee Govinda iyo 10 kiisa film ee ugu sareeya.

Wax waliba oo aad ugu baahan tahay inaad ka ogaatid Jilaaga laga daba dhacay ee Govinda iyo 10 kiisa film ee ugu sareeya.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 5-09-16 3:39 PM

Marka ay timaado Shactiro, ama Jaceyl iyo Akshan (Jug) Bollywood ayaa ah shirkad heysta jilaayaal dhameystiran oo kaa haqabtiri kara dhamaan inta aan soo xusnay iyada oo heysata jilaa sida Govinda oo kale, Jilaaga ayaa dhashay December 21, 1963 kii waxa uuna caan ku yahay jilista aflaanta shactarada ah.

Waxa uu kasoo baxay kana soo qalin jebiyey kuliyada dhaqaalaha, waxa uu bilaabay heerkiisa jilaanimo sanadkii 1986 kii, markii ugu horeysay waxa uu kasoo muuqday film ka ilZaam, waxa uu sameeyey aflaan hit noqday waxa uuna helay abaalmarino fara badan. Aflaanta u hirgalay jilaagaan waxaa kamid ah Shola Aur Shabnam, Coolie No. 1,Haseena Maan Jayegi , Bade Miyan Chote Miyan , Raja Babu.

Si kastaba ha ahaatee waxaan halkan idin kugu soo gudbin doonaa hadii aynu bahday Somalistars 10 ka film ee Jilaagan ugu wanaagsan uu sameeyey noloshiisa aflaam.

Hadaba halkan hoose ka aqriso Film waliba magaciisa iyo sanadka uu soo baxay.

Life Partner (2009)

Rank: # 10

Rating: 6.6

life-partner-Govinda

 

Bhagam Bhag (2006)

Rank: # 09

Rating: 6.8

bhagam-bhag-Govinda

Bade Miyan Chote Miyan (1998)

Rank: # 08

Rating: 6.9

Bade-Miyan-Chote-Miyan-Govinda

Jodi No.1 (2001)

Rank: # 07

Rating: 7.0

Jodi-No-1-Govinda

Hero No. 1 (1997)

Rank: # 06

Rating: 7.1

Hero-No-1-Govinda

Saajan Chale Sasural (1996)

Rank: # 05

Rating: 7.3

Saajan-Chale-Sasural-Govinda

Haseena Maan Jaayegi (1999)

Rank: #04

Rating: 7.5

haseena-maan-jaayegi-Govinda

Dulhe Raja (1998)

Rank: #03

Rating: 7.6

Dulhe-Raja-Govinda

Swarg (1990)

Rank: #02

Rating: 7.7

swarg-Govinda

Deewana Mastana (1997)

Rank: # 01

Rating: 7.9

deewana-mastana-Govinda