Home » Dhacdooyinka » Ceebey Tacaal: Weligaa fadeexad makugu dhacday? sidan oo kale maku qabsatay (Daawo).

Ceebey Tacaal: Weligaa fadeexad makugu dhacday? sidan oo kale maku qabsatay (Daawo).
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 1-08-16 1:45 PM

Fadeexadu waa wax ugu yaraan ku dhacda qofka banii’aadamka hal jeer inta uu ku gudo jiro waayihiisa nololeed, Fadeexadaha ayaa inta badan ku yimaada sababo kala duwan, balse hadii ay kugu dhacdo waxaa loo baahan yahay inaad istaagtid misana iska meertid fadeexadaas.

Sida caadada inoo aheyd waxaan Shabakada Somalistars idin kugu soo qornaa waxyaabaha ka dhacaya dunida kuwooda ugu yaabka badan, Maanta waxaan maqaalkan ku jeex jeexi doonaa, Maqaalo muujinayo dhibaato qabsatay dad, misena mooday ineysan Camero ag oolin oo uusan wax sawir ah ku dhaceyn.

Waxaan idin soo xusnay 20 sawir oo laga qaaday dad ku dhax jira fadeexad balse aan ogeyn in la sawiray

Halkan Hoose ka daawo Sawirada laga soo qaaday dadkaas.

20
1

2
3

45

6

7
8

9

10

11

12
13

14

15

16

17

19

18