Home » Bollywood » Xan Badan Kadib Gabadha Atariisho u Noqon Laheyd Salman Khan Filimkiisa Dabangg3 oo Shaaca Laga Qaaday

Xan Badan Kadib Gabadha Atariisho u Noqon Laheyd Salman Khan Filimkiisa Dabangg3 oo Shaaca Laga Qaaday
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 30-07-16 8:12 AM

Sona ayaa u Cad cad gabadha Jili doono filimka oo Hogaaminaayo Salman Khan Ee Dabangg3 Sonakshi Sinh ayaa horay u keentay qeybihii fiilimkaan oo horay u Baxay Waxaana la Filayaa in ee keento qeybtisa Sedexaad .

Quruxley Sonakshi Sinh  oo lo yaqaan Sona ayaa ku faraxsan in ee Mar Kale la soo istaago Salman Khan Shaashadaha Waa Weyn Arbaz Khan oo ah Maal giliyaha Filimkaan iyo Directorka ayaa Si Sax Ah u Xaqiijiyay in Sona Tahay Gabadha jili doono Dabangg 3 Kadib Muran badan .

Filimkaani ayaa waxaa lagu waday in Parineeti Chopra Jisho balse Gabadhaani ayaa si la yaab ah u diiday in ee Shaashada la soo istaagdo Murqo weynaha Bollywoodka Salman Khan waxaana haatan Oo Arbaz u Xaqiijiyay in Sona Jili Doonto .

Wili lama Shaacin Xiliga la Bilaawi Doono Duubista Filimkaani balse waxaa lagu wadaa in Gor dhaw la bilaawo.