Home » Arimaha Bulshada » Xanuunka Dumarka Aay La Kulmaan Midka Ugu Xannuunka Badani Waa Kan…

Xanuunka Dumarka Aay La Kulmaan Midka Ugu Xannuunka Badani Waa Kan…
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 15-08-16 9:22 AM

Ilmaha yari marka uu dhalanayo ee uu ka soo baxayo uurka hooyadii, wuxu dareemaa xanuun aad u dhib badan, maxaa yeelay lafihiisa oo dhan ayaa yaraada, waxa kale oo cadaadis ku dhaca madaxiisa, xanuunka ilmaha yar ku dhacay ayaa keenta inuu oohyo marka uu dhasho, inkasta oo ay  jiraan kuwo iyagu u dhinta cidhiidhigaasi iyagoo cabudha.

Dhinaca hooyada camaliyadda dhalmadu waxay la xanuun tahay iyadoo hooyada isla mar keliya la burburiyo 20 lafood oo jidhkeeda ah.

Waana xanuunka labaad ee ugu dhibta badan qofka aadamiga ah waxa keliya oo ka horeeya waa iyadoo qofka nolol lagu gubo. Waxaana la sheegay in qofka aadamiga ahi u u adkaysto xanuunka 45 daqiiqo oo keliya halka kan dhalmda ay hooyadu u adkaysto 75 daqiiqo. Taasi oo kor u dhaaftay  xadiga caadiga ah ee u qiyaaseen in qofku u adkaysan karo xanuunka.