Home » Arimaha Bulshada » XASAASI: Irina Shayk Oo Yeelatay Saxiib Cusub Kadib Saaxiibkeedii Cristiano Ronaldo, Ma Dhab Baa Inay Saxiib La Noqotay Jilaa Wayn Oo Dunida Aad Loogu Yaqaano.

XASAASI: Irina Shayk Oo Yeelatay Saxiib Cusub Kadib Saaxiibkeedii Cristiano Ronaldo, Ma Dhab Baa Inay Saxiib La Noqotay Jilaa Wayn Oo Dunida Aad Loogu Yaqaano.
Waxaa Qoray: Cabdu Wahaab Axmed Cali /////////// Taariikh: 29-07-16 9:20 AM

Russian model Irina Shayk, who is enjoying a break in Italy with her boyfriend, Hollywood heart-throb Bradley Cooper, is the latest star who’s been spotted making a splash.

Cristiano Ronaldo waxaa uu kamid yahay ciyaartooyda ugu wanaagsan dunida kubada cagta, si lamid ah waa xiddig ku wanaagsan haasaawaha hablaha isla markana ku barta dumarka meel waliba oo uu tago, taas oo sababtay in uu waayo gabadha model ka ah ee u dhalatay dalka Russia ee lagu mgacaabo Irina Shayk oo ay wax badan Nolosha wadaagayeen.

Irina Shayk ayaa Qalbiga ka tir tirtay wiilka Portugal iyadoona nolol cusub la bilawday wiilka ka tirsan shirkada filimada dalk Mareykan ka ee Hollywood ka ee lagu magacaabo Bradley Cooper, xilli ay xusid mudan tahay in CR7  uu isna Saxiib laa noqday gabar jilaa ah oo u dhalatay dalka Mexico taas oo ay isku barteen jasiirada loo damaashaad tago ee Ibiza ee ku taala dalka Portugal.

Jilaaga caanka ah ee Bradley Cooper iyo saaxiibtiisa cusub Irina Shayk ayaa hadda waqti wanaagsan ku qaadanaya jaziirada yar oo ku taalada dalka Taliyaaniga waxayna isku diyaarinayaan inay ka qeyb galaan tartanka Olympic da aduunka ee lagu qaban doono dalka Brazil horaanta Bisha soo socota ee August.

CR7 Iyo Shayk ayaa midba midkale ku eedeeyay masuuliyada burburka ku yimid xiriirkoodii waqtiga dheeraa socday, balse qof waliba waxaa uu haley durba ba ruux u qalma, waxaase cajiib ahayd markii labadan lamaane ay saaxiibo la noqdeen laba qof oo ka tirsan shirkada Filimada ee dalka Mareykan ka ee Hollywood taas oo ahayd wax dad badan cajab galiyay.

Hadaba Daawo Sawirada Shayk Iyo Saxiibkeeda cusub ee Cooper.

irina-shayk-bradley-cooper-kiss-yacht-01

irina shayk bradley cooper kiss yacht 01

irina shayk bradley cooper kiss yacht 02
irina shayk bradley cooper kiss yacht 03
irina shayk bradley cooper kiss yacht 04
irina shayk bradley cooper kiss yacht 05
irina shayk bradley cooper kiss yacht 06
irina shayk bradley cooper kiss yacht 07
irina shayk bradley cooper kiss yacht 08
irina shayk bradley cooper kiss yacht 09
irina shayk bradley cooper kiss yacht 10
irina shayk bradley cooper kiss yacht 11
irina shayk bradley cooper kiss yacht 12
irina shayk bradley cooper kiss yacht 13
irina shayk bradley cooper kiss yacht 14
irina shayk bradley cooper kiss yacht 15
irina shayk bradley cooper kiss yacht 16
irina shayk bradley cooper kiss yacht 17
irina shayk bradley cooper kiss yacht 18
irina shayk bradley cooper kiss yacht 19
irina shayk bradley cooper kiss yacht 20
SSE Next Generation