Home » Arimaha Bulshada » Yaab : Gabar aad u Fool Xun ayuu ka s Dhigay Gabar aad u Qurxoon Kadib Guursaday (Warbixin)

Yaab : Gabar aad u Fool Xun ayuu ka s Dhigay Gabar aad u Qurxoon Kadib Guursaday (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 22-08-16 8:18 AM

Shabakadda Somalistars.net ayaa ah shabakadda aad ugu barateyn in ee idin soo aruuriso waxyaabaha ugu yaabka badan ee dunida ka dhaco waxaana manta idin haynaa qiso yaab ah taasi oo ka dhacday Dalka Kuuriya.

Dalka Kuuriya ayaa ah dalka aad ugu dhereeyo qurxinta dumarka waxaana oo haatan ku jiraa kaalinta kowaad qurxinta dumarka ee dalalka Caalamka  Dhakhtar rer Kuuriya ah ayaa waxaa oo Qaliin ku samenayay mid kamid ah Gabdhaha dalkaasi kuwa ugu  foosha xun Dhakhtarkaani ayaa ku guuleestay in oo Gabadhaani ka dhigo mid qurxan .

Gabadhaani ayaa marka ee Salaada Qaliinka ka soo toostay isku eegtay Miraayada waxaana ee ka heshay sida ee u noqotay Gabar aad u qurxoon kana qurxoon sida ee ku dhalatay Qaliinka lagu sameyo Jirka waxa oo kenaa sida la wada ogsoon yahay Cuduro Kale duwan.

Dhakhtarkii qurxiyay gabadhaani ayaa waxa oo ka codsaday in noqoto Xaaskiisa waxaana oo ka helay quruxda gabadhaani oo ah mid soo jiidasho leh Gabadhaani ayaa ka aqbashay in ee noqoto marwada dhakhtarka waxaana dhacay aroos aad u weyn ee ka soo qeyb galaan dad aad u badan Halkaas ayee labadaan isku guursadeyn.

Qisadaan ma ahan Tii  ugu Horeysay ee dhacdo waxaana hada kahor qiso sidaan camal ah ku dhacday Dhakhtar rer Mareykan ah waxaana oo guursaday gabadhii oo qurxiyay.

derewr