Home » Arimaha Bulshada » Yaab ; Gabar Buuran oo hal mar Ku Riday Ku Dhawaad 100 kg Arintaas oo noqotay mid aduun weynaha La Yaabeyn.

Yaab ; Gabar Buuran oo hal mar Ku Riday Ku Dhawaad 100 kg Arintaas oo noqotay mid aduun weynaha La Yaabeyn.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 2-08-16 8:26 AM

25 Jir  Simone Anderson  ka soo jeedo  Auckland New Zealand ayaa waxaa u bilaawday Nolal Cusub Kadib markii ee ku Guleesatay in ee la dagaalamto Cajilkii Saarna Jirkedii Iyada oo Riday 100 kg  Simone markii Horay waxa oo jirkeydii Cajilkiisa Gaaray 169 kg Haatan waxa ee keentay sida ee ula dagaalameesay Cajilkaani 77 kg 

 

Gabadhaani ayaa  waxa ee caan ka noqotay Barta Instagram iyada oo gaaray 137.000 followers Waxaana ugu Badan Dumar donaayo in ee Ogadaan  Sirta u Qarsoon Simone Sida ee Carabka Ku Dhufatay 25 Jirtaani ayaa sheegtay in sanadkii 2014 Go aan ka qaadatay in ee jirkeydii Dhinto Kadib Aflagadeyn Badan ee kala Kulantay Dad Badan .

Simone oo Warbaahinta u Waramesay ayaa tiri “Waan ka XanaaqiJiray marka ee dadka i Dhahaan waxaad tahay Qof Buuran aan Waxba La Socon Waxaan Bilaaway In aan Qaad Qaado Biro Culeys ah Maalmihii Kowaad waan ku dhibtowday Kadib waxaan Ku Biiray Sport School si aan u Dhimo Jirkeyda Ugu Dambeyntii waan ku gulestay.