Home » Bollywood » Yaab; Imisa Ayaa barta Youtube Ka Daawatay Heesta filimka Baar Baar Dekho

Yaab; Imisa Ayaa barta Youtube Ka Daawatay Heesta filimka Baar Baar Dekho
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 29-07-16 7:35 AM

Heesta  Kowaad ee Filimka Xiisaha Badan ‘Baar Baar Dekho  ’ ayaa si  aan caadi eheyn looga daabanaaya Barta  youtube-ka Filimkaani ayaa waxaa isla Hogaaminaayo Aktarada Katrina Kaif iyo Sidharth Malhotra .

Goos Gooska Filimka Badan‘Baar Baar Dekho wili Lama Shaacin Balse waxaa la shaaciyay Heestiisa Kala Chashma  Hestaan ayaa mudo 24 saac waxaa Barta Youtube ka daawaday dad Garaayo 5 Millon taasi waxaa rajo weyn ka qaaday Kooxda filimkaani .

Hadii ee Heesta  24 saac Intaan oo qofood Fiirsatay imisa ayaa fiirsan doonto Goos Gooska Filimkaani .

Hoos Ka Daawo Heesta  Kala Chashma