Home » Arimaha Bulshada » Yaab: In Mudo Ah Ayuu ku Qarabanaayay Sawiro Xidig Caan ah ugu Dambeyntii Booliska ayaa Gacanta ku Dhigay (Warbixin)

Yaab: In Mudo Ah Ayuu ku Qarabanaayay Sawiro Xidig Caan ah ugu Dambeyntii Booliska ayaa Gacanta ku Dhigay (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 4-09-16 5:51 AM

Ciidama Booliska ee Dalka Brazil ayaa si wacan gacanta ugu dhigay nin gabar in mudo ah ku shukansaday in oo yahay xidiga kooxda Barcelona Neymar  Carlos Antonio Rodrigues waa Ninka sameyay arintaas waxaana oo in mudo ah gabadhaani ku aqrinayay in oo yahay Neymar .

24 Jirka u dheelo Kooxda Barcelona sawiro iyo muqaalo asiga leyahay ayaa in badan lo adeygsadaa dumarka sida logu soo xiro gilin lahaa Sheekada sidaan ah ayaa eheyn mid ku cusub dunida waxaan in badan la arkayaa dhalin yaro badan oo ku qarabanaayo sawiro aysan laheyn .

Ninka Arintaan sameyay ayaa hatan waxa oo gacanta ugu jiraa ciidamada booliska waxaana in badan radinayay Booliska kadib markii oo isku dayay in oo Rikaato ku qabsado Gabadhaani oo ka haayay Sawiro iyada oo Qaawan .

Gabadhaani ayaa wili magaceyda la shaacin waxaana ee sheegtay in ee Neymar moday marka ee Sawirada Qaawan U Direesay Si kastaba Booliska Dalka Brazil ayaa dumarka Dalkaasi ugu digay in ee iska ilaaliyaan Arimaha Nucaani ah