Home » Dhacdooyinka » Yaab Nolasha sidaan ayee noqon doonto Marka La Gaaro sanadka 2045

Yaab Nolasha sidaan ayee noqon doonto Marka La Gaaro sanadka 2045
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 20-07-16 11:43 AM

Marba Marka ka sii dambeyso aduunka waxa oo ku sii socdaa Hormar aan inaba caadi eheyn  Labada shirka ee lo kale yaqaan Ian Pearson iyo Shirkada Guryaha dhisto ee Hawden ayaa ku howlan sida ee marka la gaaro sanadka 2045 aduunka ugu dhigi lahaayeen sida aanu sawirada idinku soo bandhigi doono .

Guryahaan aad sawirada ka aragtaa waxaa dhisi dono Computer kaasi oo loo yaqaan Robot Gawaarida Waxaa wadi doono Computer Suuqyada waxaa gadi doono Robot Waxaa su aal liiska weydiyay hadii wax kasta Robot loo dhiibo halke ka shaqeyn donaan Dadka .

Labadaan Shirka ee ka dhisan dalka Shinaha ayaa soo bandhigay Sawiradaan Hoos ka Daawo.

 

هكذا ستبدو الحياة بحلول عام 2045

هكذا ستبدو الحياة بحلول عام 2045

هكذا ستبدو الحياة بحلول عام 2045

هكذا ستبدو الحياة بحلول عام 2045