Home » Bollywood » Yey Taageero u yihiin Atariishooyinka ugu caansan Bollywood ka (Daawo)

Yey Taageero u yihiin Atariishooyinka ugu caansan Bollywood ka (Daawo)
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 18-08-16 5:21 PM

 Maanta waxaan dooneynaa inaan maqaalkeena diirada ku saarno atariishooyinka caanka ah ee reer Bollywood iyo ciyaaryahanada ay taageeraha u yihiin, Sida aan wada ognahay Bollywood ka waa shirkadda labaad ee ugu weyn soo saarista aflaanta marka laga soo tago Hollywood oo ah shirkad ay leeyihiin reer Galbeedka.

Waxa aan maqaalkan midkii ka horeeyey idin kugu soo bandhignay atoorayaasha Bollywood ka iyo ciyaaryahanada ay taaeerada u yihiin, Halkan Riix si aad u aqrisatid maqaalkaas.

Iyada oo ay taa jirto hadana waxaa in badan aragnay oo aan idin soo gudbinay in jilaayaasha u dhashay dalka Hindiya qaarkood ay jecel yihiin ciyaarista kubadda Cagta iyaga oo ciyaara mararka ay firaaqada yihiin.

Priyanka Chopra waxa ay taageertaa Cristiano DON Ronaldo

Priyanka vs Ronaldo

 Quruxleyda ku guuleysatay Miss World sannadkii 2000 ayaa qarsan weysay jaceylka iyo taageerida ay u heyso xidiga kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo, waxaana sidoo kale xusid mudan in labadan qofood uu horey xiriir usoo dhex maray.

Deepika Waxa ay taageero u tahay boqorka Kubbada Messi

Deepika vs Messi

Leo andress Messi waa mid kamid ah ciyaaryahanada caalamka loogu taageero badan yahay marka la eego qaabka uu kubadda u jiidayo iyo farsamooyinkiisa, Gabadhan sida weyn loogaaga ixtiraamo gudaha dalka Hindiya ayaa sheegtay in Leo uu yahay ciyaaryahan qurux badan, dhaqsi badan, xirfad sarena leh.

Kareena Kapoor iyo Cristiano Ronaldo

Kareena vs Ronaldo

Atariishada soo jiidashada leh ee Kareena Kapoor oo dhawaan lasoo sheegayey iney uur u leedahay Saif Ali Khan ayaa taageero buuxda u ah wiilka kula guuleystay xulkiisa Portugal koobkoodii ugu horeeyey sanadkan bartamihiisa.

Sonakshi Sinha – David BeckhamSonakshi sinha vs Beckham

Katrina Kaif – Sergio Aguero

Katrina kaif vs Aguerro

Shraddha Kapoor – Lionel Messi

Shraddha vs Leo

Parineeti Chopra – Mesut Ozil

Pirineeti vs Ozil

Huma Qureshi – David Beckham

Kangana Ranaut – Fernando Torres

Bipasha Basu – Kaka

Shilpa Shetty Kundra – Cristiano Ronaldo