Home » WWE » Seth Rollins Iyo Zayn Oo isku Garaacay Bandhiggii WWE Smack Down , Yaa Badiyay + Sawiro

Seth Rollins Iyo Zayn Oo isku Garaacay Bandhiggii WWE Smack Down , Yaa Badiyay + Sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 26-06-16 11:27 AM

Bandhiga WWE SmackDown ayaa iska hor imaad xaraard lahaa waxa uu ku dhex maray Sami Zayn iyo Seth Rollins

Lagdankaas ayaa ugu dambeyn waxaa lagu garaacay Sami iyadoo ay guusha ku raacday xoog weynaha reer Mareykank ee Rollins

Intaas kuma joogsan xaraaradda ciyaartii , waxaa soo dhex galay Dean Ambrose oo joogay qeybta falaanqeyaasha waxa ayna taasi keentay in ay isu dhacaan Rollins oo ay si xoogan isu daan daansadeen .