Home » WWE » Sheko Cusub : Kurt Angle Oo Ku Soo Laabanaya WWE , Bandhigayadee Laga Yaaba In Uu Safto ?.

Sheko Cusub : Kurt Angle Oo Ku Soo Laabanaya WWE , Bandhigayadee Laga Yaaba In Uu Safto ?.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 21-06-16 11:35 AM

Kurt Angle ayaa shaaca ka qaaday in ay u badan tahay in mar kale uu ku so laabto tartanka WWE .

Waxa uu 47 sano jirkaan qiray in ay jiraan wadahadallo socda oo ku aadan in mar kale uu ku soo laabto WWE

“Waan soo laabanayaa balse dhab ahaan ma ogi waqtiga ay tahay , wadahadalada meel wacan ayay marayaan” ayuu yiri Kurt Angle

Sidaas oo ay tahay waxa uu carbaabay in uusan ogeyn in uu ka qyeb galayo bandhigayada soo socda ee SmackDown iyo Raw balse uu sugayo hishiiska kama damabeysta ah ee WWE wada galayaan